Deeq A. Posted December 14, 2018 Muqdisho (Sh.M.Network) – Afhayeenka Aqalka Sarre ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa u amabaabxay wadanka Turkiga. Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ay wehliyaan Senator-o Gollaha ka tirsan ayaa waxaa ay ka qaybgali doonan shirka Baarlamaanadda caaalamka oo maalmaha soo socda ka qabsoomaya halkaasi. Wafdiga ayaa lagu wadaa in mudada inay ku sugan yihiin Turkiga in ay kulamo layeeshaan dhigooda dalkaasi. Kulamadda ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwa lagu xoojin doonaa xiriirka udhaxeeya Baarlamaanadda labadda dowladood. The post Gudoomiyaha Aqalka Sare oo u ambabaxay Turkiga appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites