Sign in to follow this  
Deeq A.

Ku Simaha Madaxwaynaha KG oo ka hadlay xaalada Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (Sh.M.Network) – Ku simaha Madaxwaynaha Koonfur Galbeed, Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa si kulul uga hadlay dibad-baxyada iyo xaaladda guud ee magaaladda Baydhabo.

Maye, oo sidoo kale ah, Afhayeenka Baarlamaanka maamul goboleedkaan ayaa fariin culus u diray dad uu ku tilmaamay inay gedaal ka riixayaan qalalaasaha ka taagan xarun goboleedka Bay.

Shacabka, oo uu carabka ku dhuftay in yihiin kuwa wanaaga jecel, ayuu cod dheer ugu sheegay in loo baahan yahay inay is-dejiyaan, wuxuuna ku baaqay in dhibaatooyinka jira xal waara laga gaaro.

Hoos ka dhageyso codka

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Maye.mp3

The post Ku Simaha Madaxwaynaha KG oo ka hadlay xaalada Baydhabo appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this