Deeq A. Posted December 14, 2018 Muqdisho (Sh.M.Network) – Xubnaha Guddiga qaban-qaabadda doorashadda maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inay is-casileen. War qoraal ah oo ay soo saareen, taasi oo uu ku saxiixnaa Gudoomiyaha Guddiga Shaacir Cumar Bayle ayay ku fahfaahiyeen sababta. Guddiga ayaa sababta is-casilaadooda waxay ku tilmaameen inay salka ku hayso xariga ay dowladdu ugeysatay Mukhtaar Roobow Cali iyo faragelin iyo hadaad ay tibaaxeen inay kala kulmeen dowladda dhexe. Hoos ka akhriso qoraalka The post DEG DEG: Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is-casilay appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites