Deeq A. Posted December 13, 2018 Cadaado ( Sh. M. Network )-Axmed Maxamuud Xasan ( Axmed Baasto ) madaxweynaha maamulka Galmudug garabka Cadaado oo u warramay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan Mooshinka Madaxweynaha. Ugu horreyn Madaxweyne Axmed Baasto ayaa cambaareeyay Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Farmaajo o, waxaana uu tilmaamay in laga leeyahay dano gaar ah. Sidoo kale waxa uu xusay in la doonayo in Mooshinkan lagu majaxaabiyo horumarka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Baasto-1.mp3 The post Axmed Baasto Oo ka hadlay khilaafka dowladda Somalia appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites