Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed soo saarey Jadwal cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Guddiga doorashadda Koonfur Galbeed ayaa soo saarey Jadwal cusub oo ku saabsan coddeynta dowlad goboleedka loo loo balamay 19-ka bishaan.

Sida laga soo xigtay war qoraal ah oo uu Guddigu soo saarey, 16-ka iyo 17-ka bishaan December, waxaa qabsoomi doonto hadal-jeedinta murashaxiinta.

Intaasi waxaa dheeri, bayaanka lagu shaaciyay in 18-ka bishaan oo ah maalin kahor xilliga ay qabsoomeyso, waxaa tababar loo qaban doonaa Xilldhibaanadda Gollaha Wakiiladda ee dowlad goboleedkaan.

Hoos ka akhriso war qoraalka ah

DuTV-ooW0AAb0V3.jpg

The post Guddiga doorashada Koonfur Galbeed soo saarey Jadwal cusub appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this