Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Guddoomiye Saleebaan Ma Jirto Golle Guurti Oo Sharci Ah Oo Uu Guddoomiye U Yahay ..” Ex. Wasiir Maxamed Xaashi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxaa uu ka Hadley muddo kordhinta uu gudoomiyaha guurtida Somaliland sheegay in loo sameyn doono golleyaasha wakiillada iyo deegaanka.

Maxamed Xaashi waxaa uu sheegay in Gudoomiye Saleeban aanu jirin gole sharci ah oo u guddoomiye u yahay kadib markii ay wada dhinteen badanka xildhibaanadii la soo xulay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this