Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafti Uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Garoowe, Madaxweyne Cabdiwali Gaas Oo Kulan La Yeeshay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe Ku Soo Dhaweeyey Suldaanka Guud ee Beelaha Harti, ahna Suldaanka ugu faca weyn leh Saalaadiinta beelaha Somaliland Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire iyo wafti uu hogaaminayo oo ka kicitimayay magaalada Badhan ee bariga gobolka Sanaag.

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxa ay muuqataa inay dayacday oo ka maarantay deegaanka bariga gobolka Sanaag, iyada oo si weyn loo saadaalinayay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu gaadhi doono bariga gobolka Sanaag safarkii ku marayay gobollada Bariga Somaliland oo cabasho xooggan ka muujinayay tan iyo markii uu xilka la wareegay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this