Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka K/Galeed oo soo saaray xiliga ay dhaceeyso doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada maamulkaasi Koonfur Galbeed.

Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in maalinta Arbacada ah oo ku Beegan 19-Decembar ay dhici doonta doorashada madaxtinimo ee maamulkaasi.

Soo bandhigida Jadwalka doorashada ayaa ku soo beegmeeysa xili maanta la xiray musharaxa madaxweynaha Koonfur Galbeed Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur.

FB_IMG_1544711174663.jpg?resize=552%2C77

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post 

The post Guddiga doorashooyinka K/Galeed oo soo saaray xiliga ay dhaceeyso doorashada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this