Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne , Isaias Afwerki Oo Maanta Heshiis Dahsoon Ka Saxiixaya Farmaajo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne , Isaias Afwerki oo maanta Heshiis DAHSOON ka Saxiixaya Farmaajo.

Waxaa wax lala yaabo ah Imaanshiyaha Madaxweynaha Ereteriya ee Muqdisho ee waqtigan Xaadirka ah oo Dalku ku jiro qalalaase Siyaasadeed iyo mid Dastuuri ah, oo ay kala fadhiyaan Madaxdii iyo Hay’adihii Sharciga ahaa ee Dalka taladiisu ka go’aysay. Madaxweyne Isaias Afawerki waxaa looga bartay colaad oogista Somalida dhexdooda isagoo ku Caan baxay in uu Hubka isugu dhiibo Dadka Somaliyeed ee walaalaha ah.

Maanta waxaa Muuqato in uu ka saxeexayo FARMAAJO , oo Saaran SARIIRTII Mooshinka Xil ka Qaadista, Heshiis Halis ah oo Dahsoon, oo khatar u Horseedaya Somalia.

Ali Mahamed Waranade

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this