Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Eritrea Oo Muqdisho Ka Degay Iyo Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay .

Recommended Posts

Deeq A.   


(SLT-Muqdisho) Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaashay  Magaalada Muqdisho.

B877CD5B-EF0F-42FB-B2ED-9195A10ED197.jpe
  • AA976AD8-132A-40EC-B32F-77C962E3E09F.jpe
  • FC325F73-3E4F-4DD2-A1DE-356DC8D2659E.jpe
  • BC1EE294-582F-432C-B07F-06115B823EE1.jpe
  • 2BCE7FF7-9D71-4949-8724-44FFA83BF6C8.jpe
  • 619414BB-CAB2-4BA2-A1FE-AF7A65BD6986.jpe

Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah , Wasiiro, Xildhibaanoka tirsan baarlamaanka dalka Ertrea iyo Ganacsato.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, wasiiro, iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wafdigan ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magalada Muqdisho.

Wafdiga ayaa hada waxaa loo soo galbiyay Xarunta madaxtooyada soomaaliya, iyadoona halkaasi la filayo in ay kulamo ku qaataan Labada Madaxweyne.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this