Deeq A. Posted December 13, 2018 Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka soo dagtay diyaarad siday Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur. Muqtaar Rooboow ayaa ciidamo katirsan kuwa Itoobiya ay ka qabteen maanta Baydhabo iyaga oo muddo saacado ah ku hayay Baydhabo. Wali dowlada Soomaaliya kama hadlin xariga Muqtaar Rooboow iyo keenistiisa Muqdisho. Loolan adag oo ku aadan doorashada madaxtinimo ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka taagan magaalada Baydhabo. Faah faahinta dib kala soco insha allah. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Muqtaar Rooboow oo la keenay Muqdisho appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites