Deeq A. Posted December 13, 2018 Ciidamada booliska ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa xabsiga u taxaabey 6 weriye oo ka mid ah wariyeyaasha magaaladaasi. Weriyeyaasha ayaa la sheegay markii la xidhaayay ay muuqaal ka duubayeen bannaan-bax ay sameeyeen qaar kamid ah ardayda maqalka naafada ka ah ee magaalada Boorama. Lixdan weriye ayaa kala ah; 1- Cali Ismaaciil Aare 2- Axmed Diiriye Ciiltire 3- Mustafe Carraale 4- Jaamac Dude 5- Hoorri Axmed Hoorri 6- Maxmed Bilibili Wixii soo kordha kala halkan. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites