Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo Gurigiisa kala bxay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa ku soo warramaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladd Soomaaliya ay maanta gurigiis kala baxeen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Ilo deegaanka ah ayaa ku soo warramaya in tallaabadaas kadib ay dagaallo ka bilowdeen Magaalad Baydhabo.

Ma jirto wax war ah oo arrintaan ku aadan ee ay soo saareen Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Wixii ku soo kordha kala soco Radioshabelle.com.

 

The post Ciidamo Gurigiisa kala bxay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this