Deeq A. Posted December 13, 2018 Ciidamada Ethiopia ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa maanta xabsiga Mukhtaar Roobow Cali(Abu-mansuur)oo kamid ah murashixiinta xilka madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Lama yaqaan sababta loo xidhay murashaxa,balse arrintaan ayaa waxaa ka dhashay iska’horn imaad u dhexeeya ciidamo taabacsan roobow iyo ciidamada Ethiopia ee ku hawlgala magaca AMISOM oo ay weheliyaan kuwa dowladda Sooomaaliya. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xadhiga Roobow,waxaana haatan magaalada ka socda dagaal u dhexeeya ciidanka Ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taageersan Mukhtaar Roobow,iyadoo la soo sheegayo khasaare in uu jiro. Faahfaahinta kala soco Puntland post The post Roobow oo la xidhay iyo dagaal ka qarxay Baydhabo appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites