Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobow oo la xidhay iyo dagaal ka qarxay Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Ethiopia ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa maanta xabsiga  Mukhtaar Roobow Cali(Abu-mansuur)oo kamid ah murashixiinta xilka madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Lama yaqaan sababta loo xidhay murashaxa,balse arrintaan ayaa waxaa ka dhashay iska’horn imaad u dhexeeya ciidamo taabacsan roobow iyo ciidamada Ethiopia ee ku hawlgala magaca AMISOM oo ay weheliyaan kuwa dowladda Sooomaaliya.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xadhiga Roobow,waxaana haatan magaalada ka socda dagaal u dhexeeya ciidanka Ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taageersan Mukhtaar Roobow,iyadoo la soo sheegayo khasaare in uu jiro.

Faahfaahinta kala soco Puntland post

The post Roobow oo la xidhay iyo dagaal ka qarxay Baydhabo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this