Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Dibadbaxyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska ciidanka Booliiska K/galbeed ayaa soo saarey ammar ku aadan in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay aan lagu qaban karin dibadbaxyo aanu maamulka war ka hayn.

Korneel Mahad C/raxmaan, taliyaha ciidanka Booliiska K/galbeed ayaa sheegay in loo baahan yahay sidii looga wadaqeybin lahaa sugista ammaanka magaaladaasi.

Waxa uu tilmaamay in cid walbo oo aan u hoggaansamin ammarkooda ay tallaab adag ka qaadi doonaan, wuxuuna shacabka ugu baaqay in ciidanka ay garab ku siiyaan sugista ammaanka.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/mahad-cabdiraxmaan-Aadan-taliyaha-booliska-kgs.MP3-ok.mp3

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this