Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Eritrea oo maanta ku soo wajahan Magaalada Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Eretria Assias Afwarki ayaa maanta ku soo wajahan Magaalada Muqdisho.

Villa Somalia ayaa u diyaarisay soo dhawaan heer sare ah Madaxweynaha dowladda Eretria ee ku soo wajahan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Booqashada Madaxweynaha Eretria ee Magaalada Muqdisho ayaa  qeyb ka ah Isbedellada Madaxda wadamada Geeska Africa ka wadeen muddooyinkii dambe ee ku dhisan Iskaashiga.

Waxaa la filayaa inta uu Muqdisho ku sugan yahay Madaxweyne Afwarki in kulamo uu la qaadan doono dhigiisa Somalia Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

The post Madaxweynaha Eritrea oo maanta ku soo wajahan Magaalada Muqdisho. appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this