Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Eritrea iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Waxaa Goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho , Madaxweynaha Eretria Assias Afwarki , waxaana Garoonka Adan Cadde ku soo dhaweeyay Mudane Madaxweyne Farmaajo iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Somalia.

Wafdiga Afwarki ayaa loo soo galbiyay Villa Somalia oo kulamo ay kala qaadan doonaan Madaxda dowladda Federaalka Somalia.

Ammaanka Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoona la hakiyay dhaq dhaqaaqyadii  iyo isku socodka Gaadiidka wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho.

The post Madaxweynaha Eritrea iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Magaalada Muqdisho appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this