Emperor Posted August 22, 2007 BOQORKA CUSUB WAA BOGAADINEYNAA EE BISHAARO IYO BILKHEYR DHAHA. BOQORKAANNU SUGAYNAY EE LA CALEEMASAARAYOOW ASALAAMA CALEYKUM. BOQOR CUMAR ISMAACIIL MAXAMED (SANWEYNE) GUDDOON HAMBALYO DIIRRAN, DUCO IYO HALAL-NABAADDIINO OO AAN HUNGOW LAHAYN INSHA ALLAAH Waxaa 15kii bishan Agoosto 2007 Hotel Karaama 2 oo ku yaal magaalada Boosaaso lagu qabtay xaflad caleemasaar Boqor cusub ah oo aad loo soo agaasimay, aadna u ballaaran waxaana halkaas si farxad leh loogu caleemasaaray Boqorka, wuxuuna noqday Boqorkaas aan loo kala harin taageeradiisa Cumar Ismaaciil Maxamed (SANWEYNE). Boqor Cumar oo la aaminsanyahay in uu yahayi nsha Allaah Boqor karti iyo karaamo leh,Boqorkii sugudda nabadgelyada,sinnaanta, caddaaladda, toosinta qaladaadka jira,talobixinta hagaagsan, wadajirka,waanada,walaaltinimada iyo ka qaybqaadashada xallinta iyo xasaratobixinta dhibaato kasta ee ka jirta geyiga Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliya. Boqorka cusub ee waqtigan adag caleemasaarkiisa daaha ka qaadday wadatashi dheer iyo falaanqayn kaddib, isla markaasna ah Boqor horeba loo sugayey oggolaanshihiisa xilka culus, waxaa Alle looga baryayaa in uu u fudeeyo waajib-gudashadiisa, aseebidda xaqa iyo talada toosan iyo in uu siiyo cimri iyo caafimaad uu dalka iyo dadka kheyr ugu horseedo, iyo in uu kaalin weyn u buuxiyo Beeshiisa, Isimada iyo guurtida Soomaamaaliyeed ee weligoodba heeganka u ahaa naf u huridda kala hagidda dhibaatooyinka bulshada ee maalin iyo habeen kasta taagan iyo samo ka talintooda. Sidaas darteed, qayb ka mid ah dadka jooga Gobollada dalka Mareykanka iyo Canada ayaa boqor Cumar Ismaaciil Sanweyne si farxad leh ugu diraya HAMBALYO IYO BOGAADIN WEYN OO AAD U DIIRRAN. Waxaana ka mid ah dadka bogaadinaya Boqorka: dhammaan reer Muuse Xaaji Abees dhamaan ilma sh. Maxamed Xaaji Abees iyo hooyadood Xaawo Maxamed Saciid. dhammaan ilma Cismaan Xaaji Abees reer maxamed amuumin Xaaji Abees dhammaan qoyska reer Xaaji Abees dhamaan qoyska reer maxamed Saciid Badow dhammaan qoyska reer Saciid Badow dhammaan qoyska reer Maxamed Saalax Deer Ladane dhammaan qoyska reer C/laahi Saalax Deer iyo dhammaan qoyska reer Deer dhammaan qoyska reer Caynab Xasan Cabdikariim dhammaan qoyska reer Ciid Shibiin iyo reer Shibbiin dhammaan qoyska reer Bile Cali Wagad dhammaan qoyska reer Cabdiraxmaan Xasan Maxamuud dhammaan qoyska reer Maxamed Xasan Maxamuud dhammaan qoyska reer Axmed Xasan Maxamuud reer C/laahi Ciid Cismaan reer Mahad C/laahi Faarax Faarax (********) dhammaan qoyska reer Saciid Faarax Yuusuf dhamaan reer Aaden Faarax Yuusuf dhamaan qoyska reer Cabdalle Geyre dhammaan qoyska reer Cabdiraxmaan Geyre dhammaan qoyska reer Saciid Geyre reer C/qani Axmed Muumin Ciise reer Sh. Maxamuud Cali Nuur (Kaarabiin) dhamaan qoyska reer Cismaan Saciid Dhuxul dhammaan qoyska reer Maxamed Ciise Qaxiye dhammaan qoyska reer Cismaan Saciid Beeldaaje dhammaan qoyska reer Maxamed Saciid Beeldaaje dhammaan qoyska reer Ismaaciil Saciid Beeldaaje dhammaan qoyska reer Beeldaaje C/laahi Beeldaaje dhammaan qoyska reer Maxamed Faarax Saalax (Bedzo)dhammaan qoyska reer Xaaji Ibraahim Cismaan Uunlaaye. dhamaan qoyska reer C/laahi Maxamed Yuusuf (Buulo Jameeco) reer Dr. Cumar Cartan Saalax dhammaan qoyska reer Saciid Maxamuud Samatar (Garabyare dhammaan qoyska reer Ciise Duulane dhammaan qoyska reer Maxamuud Cismaan (Qoslaaye) dhammaan qoyska reer Xaaji Maxamuud Cismaan (Tarankhayr) dhammaan qoyska reer Cismaan Fuutashaariyo dhammaan qoyska reer C/laahi Baskuwaale dhammaan qoyska reer Saciid Muuse Salaabooddo dhammaan qoyska reer Xaaji Saciid Faarax dhammaan qoyska reer Maxamed Barre Maxamed dhammaan qoyska reer Maxamuud Ciise dhammaan qoyska reer Maxamuud Cali Yare dhammaan qoyska reer Jaamac Saciid Muumin dhammaan qoyska reer Jaamac Shirwac dhammaan qoyska reer Eng. Ciise Maxamed Muuse dhammaan qoyska reer Saciid Muuse (Saciid dheere) dhammaan qoyska reer Xaaji Maxamed Khuurshe dhammaan qoyska reer Saciid Qaloombi dhammaan qoyska reer Ismaacii Cali Yare dhammaan qoyska reer Maxamed Cabdi (Shoodhaadhi) dhammaan qoyska reer Cali Cabdisalaan (Cali Kuukay) iyo dhammaan qoyska reer Cabdisalaan dhammaan qoyska reer Saciid Yoontoy dhammaan qoyska reer Dr. Yusur dhammaan qoyska reer Cali Xuseen (Cali Madoobe dhammaan qoyska reer Saciid Foornaayo dhammaan qoyska reer Sh. Cali Ashigur dhammaan qoyska reer Ismaaciil Ashigur dhammaan qoyska reer Ismaaciil Cali Shamal dhammaan qoyska reer Saciid Muuse Colow reer Barkhad dhammaan qoyska reer Ibraahim Musjeex dhammaan qoyska reer Xaaji Cali Dalmar dhammaan qoyska reer Maxamed Samatar Cali (Khayr u Bootiye) dhammaan qoyska reer Maxamed Bilcil dhammaan qoyska reer Ciise Awcali dhammaan qoyska reer Maxamed Xuseen Cabdi (Qandala) dhammaan qoyska reer Maxamed Muuse dhammaan qoyska reer Macalin Maxamed dhammaan qoyska reer Barre Buluf dhammaan qoyska reer Cismaan Axmed (Kurtunwaarey) iyo reer walaalkiis Mahad dhammaan qoyska reer Cali Amxaar dhammaan qoyska reer Sheekh Nuur Cali Colow dhammaan qoyska reer Maxamed Ciise Dhagaxtuur dhammaan qoyska reer Xaaji Kuusow dhammaan qoyska reer Maxamuud Ciise Samatar Cali dhammaan qoyska reer Xaaji Cumar Gaab dhammaan qoyska reer Axmed Muuse Cali dhammaan qoyska reer Yuusuf Jacaafe dhamman qoyska reer Maxamed Gaarcad dhammaan qoyska reer Muuse Khaalid dhammaan qoyska reer Maxamed Dhagiig iyo dad aad u badan oo la soo koobi karin Quote Share this post Link to post Share on other sites