Emperor Posted August 17, 2007 Somaliweyn Boosaaso, Arbaco , August 15 2007 SMC Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu caleema saray bor ay yeelan doonto beesha ayaa maanta lagu qabatay Hotelka karaama ee magaalada Boosaaso xafladani ayaa waxaa ka soo qayab galay dad gaaray in ka badan 1500 oo qof oo isugu jira masuuliyiin dawladda ah ismimo aqoonyhano beesha dhalinyaro iyo haween. Gudaha hoteelka lagu qabnaayey xaflada ayaa ahaa mid si weyn loogu xardhay alaabta hidaha iyo dhanqanka soomaaliyeed Boqor Cumar Ismaciil Snweyne oo ah ninka maanata loo duubay xilkaan ayaa ka soo jeeda qoyska iska leh curdnimda beel kamida beelaha ugu waawayn ee Somalia, waxaa uuna ka soo jeeda qoys taariikh fac weyn ku leh dhulka loo yaqaan Maakhir kosti ama deganada hatan loogu magaca daray puntlanad sida ay shegeen isimo iyo aqoonyahankii maantay xafladaasi ka Hadley . Goobta xafldaani ka socotay ayaa waxaa ciyaaro xiiso leh ku soo bandhigay haween iyo dhalinyaro aad loogu carbiyey ciyaarha dhaqanaka ugu horyntii xafldaasi ayaa waxaa dadka ku soo dhoweeyey Cabdi Budul oo ka warbixyey mudada dheer ay beeshu ku hawlaneed caleema saarka boqorka iyo wax loo doortay magcaan in la qaato. Sidoo kale Xaaji axmed cartan maxamed oo ahaa odaysha ayaa aad ugu nuuxnuxusaday muhiimda in ay u qateen in ay helaan boqor xiligaan kala haga hawlhooda beeleed Intaasi ka dib waxaa bilowday in calemesa saaraka boqrka iydoo qoota lo suray ubaxyo aad u bilcsan waxana goobta caleema saraak soo galay fardo aad u quraxsan ay dul saraan yihin fardo yaqaan kuwaasi oo xawaaro gurx badan ku sameeyey gudaha huteelka xafladaani maanta ka dhacaday huteelka karaama ayaa ahayd tii uga balaraneed nooceeda oo kale lagu caleema saaro mudo dheer isin noocaan oo kale ah. Somaliweyn Media Center (SMC) Boosaaso Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 17, 2007 Horseednet Boqor lagu Caleemo Saarey Maanta Magaalada Boosaaso Last Updated::2007-08-15 20:59:58 Bosaso:-Waxaa Maanta Hoteel Karaama 2 ee Magaalada Boosaaso lagu Caleemo Saarey Boqor Cumar Ismaacil Maxamed (Sanweyne) kaas oo ay beeshiisu u Caleemo saaratey in uu noqdo Boqorka Beesha. oo ka mid ah Beelaha ugu Balaadhanayaa waxaa ay xilli hore ay go’aan ku gaareen in Cumar Ismaacil (Sanweyne) loo doorto. Xafladii Maanta ka dhacey Hoteel Karaamo two oo ay ka hadleen Mas’uuliyiinta Beesha, Waxgarad, Aqoonyahano, iyo Sugaanyahano, ayaa waxaa ay guud ahaantoodba ay xuseen Baahida loo qabo in uu soo kordho mid ka mid ah Odey Dhaqameed looga baahnaa Saaxada Odey dhaqameedyada Soomaaliyeed. Waxaa ay xuseen Baahida loo qabo in la helo Cadaalad, is Afgarad iyo Xallin Khilaaf sidaas darteedna loo baahanyahay in la helo Odey dhaqameed kaalin baaxadleh ka cayaara dhamaan arimahaas kaa soo ku soo biira Saaxadda Odey dhaqameedyada Soomaaliyeed. Waxaa Madashii Maanta lagu Caleemo saarey Tix Gabey ah ku soo koobey waxaa looga baahanyahay, waxa loo doortey iyo in loo baahanyahay Cadaalad, isaga oo sidoo kale u duceeyey Boqorka Xasan Cali Boos oo ka mid ah Abwaaniinta Deegaanada Puntland sida weyn looga yaqaan. Waxaa sidoo kale halkaas hadalo ka soo jeediyey Ganacsatada iyo Waxgaradka Beesha waxaana ay guud ahaantood ay u soo jeediyeen taageerada ay u hayaan in xiligaan la helo Mas’uul ceynkaan oo kale iyaga oo sheegey in looga baahan yahay dhex dhexaadnimo iyo Cadaalad Sameyn, iyaga oo ilaahey oga baryey in uu u fududeeyo xilka uu qabtey Maanta. Waxaa isna Madashii Maanta hadal ka soo jeediyey Boqorkii Maanta la Caleemo Saarey Boqor Ismaacul Cumar Maxamed (Sanweyne) waxaana uu sheegey in ilaahay idankii uu ka soo baxayo waxa loogu Caleemo saarey , waxaana uu sheegey in xilka ay la wadaagaan Dadka oo dhan loona baahanyahay in ay ku taageeraan Dhamaan wax yaabaha loogu doortey. Boqorka waxaa uu Ilaah uu ka baryey in u fududeeyo Mansabka loo doortey kaas oo uu sheegey in ay ku timid Awooda Rabi. Guud ahaan Munaasabadii Maanta ka dhacdey Hoteel Karaama Two ayaa u soo afjarantey sidii loogu talagaley waxaana dhamaan dadkii ka soo qeyb galey Munaasabadii wajiyadoodii ka muuqatey Farxad. Dhinaca kalena dadka Deegaanka ayaa si weyn u soo dhaweeyey Calaama Saarka Boqorka Waxaana ay sheegeen in ay si aad ah ugu faraxsanyihiin in Odey dhaqameed Ceynkaan oo kale ah uu ku soo biiro Odey Dhaqameedyada Deegaanka. Dhinaca kalena waxa la rajeynayaa in dhawaan lagu qabto Degmad Carmo ee Gobolka Bari Munaasabad ka balaadhan tii maanta oo ay ka soo qeyb gallayaan hadii uu alle Isimo Odey dhaqameedyo Soomaaliya Caan ka ah . Mohamed Ali (Dalmar) Ibnucalixirsi@hotmail.com HorseedNet News Desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 17, 2007 Somaliweyn.com Boosaaso, Arbaco , August 15 2007 SMC Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu caleema saray boqor ay yeelan doonto beesha ayaa maanta lagu qabatay Hotelka karaama ee magaalada Boosaaso xafladani ayaa waxaa ka soo qayab galay dad gaaray in ka badan 1500 oo qof oo isugu jira masuuliyiin dawladda ah ismimo aqoonyhano beesha dhalinyaro iyo haween. Gudaha hoteelka lagu qabnaayey xaflada ayaa ahaa mid si weyn loogu xardhay alaabta hidaha iyo dhanqanka soomaaliyeed Boqor Cumar Ismaciil Snweyne oo ah ninka maanata loo duubay xilkaan ayaa ka soo jeeda qoyska iska leh curdnimda qabiil kamid ah qabiilada waa wayn ee Somalia, waxaa uuna ka soo jeeda qoys taariikh fac weyn ku leh dhulka loo yaqaan Maakhir kosti ama deganada hatan loogu magaca daray puntlanad sida ay shegeen isimo iyo aqoonyahankii maantay xafladaasi ka Hadley . Goobta xafldaani ka socotay ayaa waxaa ciyaaro xiiso leh ku soo bandhigay haween iyo dhalinyaro aad loogu carbiyey ciyaarha dhaqanaka ugu horyntii xafldaasi ayaa waxaa dadka ku soo dhoweeyey Cabdi Budul oo ka warbixyey mudada dheer ay beeshu ku hawlaneed caleema saarka boqorka iyo wax loo doortay magcaan in la qaato. Sidoo kale Xaaji axmed cartan maxamed oo ahaa odaysha Beesha ayaa aad ugu nuuxnuxusaday muhiimda in ay u qateen in ay helaan boqor xiligaan kala haga hawlhooda beeleed Intaasi ka dib waxaa bilowday in calemesa saaraka boqrka iyadoo qoorta lo suray ubaxyo aad u bilcsan waxana goobta caleema saraak soo galay fardo aad u quraxsan ay dul saraan yihin fardo yaqaan kuwaasi oo xawaaro gurx badan ku sameeyey gudaha huteelka xafladaani maanta ka dhacaday huteelka karaama ayaa ahayd tii uga balaraneed nooceeda oo kale lagu caleema saaro mudo dheer isin noocaan oo kale ah. Somaliweyn Media Center (SMC) Boosaaso Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 17, 2007 Allsanaag.com waxaa maanta ay Caleemo saareen Beesha ismaaciil cali Boqor Cumar ismaaciil Axmed sanwayne oo Noqonaya Boqorka Beeshaaasi. Xaflada Caleemo saarka Boqorka oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa maanta waxaa lagu qabtay Hoteelka karaama 2 ee magaalada Boosaaso munaasabadaan oo ay kasoo qayb galeen Isimada Puntland qaar kamida golayaasha dowlada Puntland ee kala duwan odoyaasha dhaqanka ee beeshaasi Nabadoono beeldaajiyeyaal dhalin yaro iyo waxgarad ayaa waxaa halkaasi hadalo kooban oo meelo badan taabanayay ka soo jeediyay Masuuliyiintii iyo isimadii ka soo qayb galay Xafladaasi Caleemo saarka Boqorka. Boqorka La Caleemo saaray oo la socda Odoyaasha Dhaqanka Munaasibadan oo markii la furayay ay ka hadleen odoyaal,culamaa udiin, Sugaan yihaniin Soomaaliyeed iyo Ganacsato ayaa ahayd Xaflad in mudo ahba la diyaarinayay qorshaheeda waxaana ka hadlay odoyaasha beeshaasi ka tirsan oo magac ku leh beeshaasha dhexdeeda kuwaasi oo hadalo guubaabo ah u soo jeediyay Boqorka la Caleemo saaray ee maanta beesha ay dooratay. Masuuliyiintii ka soo qayb galay kulanka oo Qadaynaya Gabo gabadii Xafladaasi oo si habsami ah oo loo soo dhoweeyay Boqorkaasi ayaa waxaa ka hadlay Boqor Cumar ismaaciil Maxamed sanwayne oo intii aanu Masraxa khudbada soo gaarin qoorta loosoo galiyay Ubax qurux badan oo ka turjumaya Caleemo saarida la doortay waxaana uu halkaasi Boqorku ka soo jeediyay khud bad dheer oo meelo badan taabanaysay isagoo u mahad celiyay dadkii ka soo sheqeeyay Xafladaasi iyo dhamaaba ka soo qaybgalayaashii Munaasibadaasi Caleemo saarka ahayd. Boqorka La caleemo saaray Boqor Cumar Ismaaciil Axmed Boqorku waxaa uu sheegay in uu Xilkaas loo doortay si wanaagsan u gudan doono uuna ilaahay ka rajaynayo in uu ku garab galo Xilkaasi Culus ee loo dooray Boqorkaan Maanta la Caleemo saaray ayaa isagu ahaa Boqor in mudo ahba loo diyaar garoobayay Caleemo saarkiisa kaasi oo ay dooratay Beesha. Isku soo wada duuboo Boqor Cumar Ismaaciil Maxamed Sanwayne ayaa Noqonaya Boqorka Beesha ee La isku waafaqsan yahay iyadoo aanay jirin Cid ka soo horjeeda amaba ka hor timid Caleemo saarka Boqorka. Qodo loo sameeyay Marti sharaftii Xafladaasi Caleemo saarka Boqorka Gudaal yare Bosaso,Puntland,Somaliya Gudaal18@hotmail.com Allsanaag.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 17, 2007 Congratulations to the King, Boqor Omar Ismail Sanweyne Hambalyo wacan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted August 17, 2007 Ok dude we get the idea now, a new tribal leader is crowned. take it easy now, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 17, 2007 I know but the earlier was deleted, I don't know for what reason. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted August 17, 2007 ^ i told the reason it was deleted it, u posted before the official mini spin nurse posted it .. always wait untill Duke posts then u are free follow it up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted August 17, 2007 ^^Not tribal, rather regional. Humbalyo to Boqorka. Ninbaa wuxuu yiri ka naxoo nafta waa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted August 17, 2007 Originally posted by Resistance: Ok dude we get the idea now, a new tribal leader is crowned. take it easy now, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted August 17, 2007 ^^xaad la ilko weyn tahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites