Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Ujeedka Booqashada Madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki Ee Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Safar aan horay aan loo shaacin ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho ku imaanaya madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki.

Ujeedka waxaa lagu sheegay inuu madaxweynaha Farmaajo kala hadlayo xiriirka labada dal iyo adkeynta iskaashiga u dhaxeeya.

Labada mas’uul waxaa ay qeyb ka yihiin isbaheysi uu ku wehliyo ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Kulankan waxaa uu daba socdaa midkii Asmara 5 – 6 September 2018 iyo magaalada Gondar ee gobolka Baxar-daar November 10, 2018.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this