Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra isilwasaarha Itoobiya iyo Maaxweynaha Eriteria oo ku soo wajahan Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho maanta oo khamiis ah waxaa ku soo wajahan Ra’isilwasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweybaha Eritrean Isaias Afwerki .

Qaban qaabo balaarab oo lagu soo dhoweeynayo labada masuul ayaa ka socoto Muqdisho.

Amaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana saaka subixii hore la sii xiray wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho.

Imaanshiyaha masuuliyiinta ee Muqdishi ayaa daba socdo wada hadalo iyo kulamo hore oo dhexmaray masuuliyiinta Soomaaliya Eritera iyo Itoobiya.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Ra isilwasaarha Itoobiya iyo Maaxweynaha Eriteria oo ku soo wajahan Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this