Sign in to follow this  
Deeq A.

SOMALILAND: Guddoomiyaha Guurtida Oo Sheegay In Muddo Kordhin Loo Samaynaayo Golaha Wakiilada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa Sheegay in muddada loo kordhin doono Golaha Wakiilada oo muddo dheer kuraasta fadhiyay. Sidaana wuxuu ku Sheegay waraysi uu siiyay Telefeeshinka UNIVERSAL. Hoos ka DAAWO 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this