Deeq A. Posted December 12, 2018 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dhigay dibadbax lagu taageerayay dowladda Soomaaliya. Dibadbaxa oo ka dhacay Xerada Dheg Badan ee M/Muqdisho aya Sidoo kale looga soo horjeeday Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laah Farmaajo. Qaar ka mid ah saraakiishii soo qaban qaabisay dibadbaxa ayaa Shabelle uga warramay u jeedka banaanbaxaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/ccc.mp3 The post Ciidamo ka tirsan kuwa DFS Oo dibadbax ka dhigay Muqdisho appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites