Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo ka tirsan kuwa DFS Oo dibadbax ka dhigay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dhigay dibadbax lagu taageerayay dowladda Soomaaliya.

Dibadbaxa oo ka dhacay Xerada Dheg Badan ee M/Muqdisho aya Sidoo kale looga soo horjeeday Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laah Farmaajo.

Qaar ka mid ah saraakiishii soo qaban qaabisay dibadbaxa  ayaa Shabelle uga warramay u jeedka banaanbaxaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/ccc.mp3

The post Ciidamo ka tirsan kuwa DFS Oo dibadbax ka dhigay Muqdisho appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this