Sign in to follow this  
Deeq A.

Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweynaha Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed” (Muuqaal)

Recommended Posts

Deeq A.   

Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ay keeneen xildhibaanno ka mid ah golah shacabka.

Waxa uu sheegay in marka hore loo baahan yahay madaxweynaha inuu dejiyo xiisaddan siyaasadeed islamarkaana ka hadlo waxa jira.

Sidoo kale waxa uu sheegay in arrintan oo dhan ay ka bilaabatay kala dirista guddigii miisaaniyadda, taasi oo ahayd markii hore in laga fiirsado.

Xalka waxa jira ayuu sheegay in looga baahan yahay oo kaliya madaxda xilalka haya iyo sidoo kale waxgaradka.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this