Sign in to follow this  
Deeq A.

Al Shabaab Oo saddex  Qof  ku toogtay gobolka Sh/ Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Afgooye ( Sh. M. Network )-Al Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay xukun Toogasho ah ku fuliyay illaa 3 Qof oo ay horay xukun ugu riday Maxkamad hoostagta Al Shabaab.

Saddexda Qof ee la Toogtay ayaa 2 ka mid ah waxa ay ahaayeen Askar ka tirsanaa Ciidanka dowladda, halka midka kalena uu ahaa Oday Dhaqameed wax ka soo xulay BFS.

Raggani ayaa lagu toogtay Fagaare ku yaalla deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Shaqsiyaadka la Toogtay ayaa kala ahaa:-

1-Maxamad Tifow Abuukar oo 59 jir ah, kana mid ahaa Ergadii soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya.

2- Maxamad Cabdullaahi Abuukar oo  ah 29 jir, ka tirsanaa Ciidamada dowladda Soomaaliya..

3-Maxamad Faarax Aadan oo 28 jir ah, kana tirsanaa cCidamadad dowladda federaalka Soomaaliya.

The post Al Shabaab Oo saddex  Qof  ku toogtay gobolka Sh/ Hoose appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this