Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Dalka Soomaliya Cabdi Xaashi Oo U Guntaday Xalinta Khilaadka Farmaajo Iyo Baarlamaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho) Cabdi Xaashi Cabdullaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dalkaasi Soomaliya ayaa u guntaday sidii uu isugu soo dhawayn laha Madaxweyne Farmaajo Iyo Guddoomiyaha golaha shacabka oo khilaaf xoogani u dhaxeeyo. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa hada kulan waxaa uu la qaatay  Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha  ee maalmo ka hor Mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

7B7C8F15-D68C-4FF2-A44C-0F2CB5DAF547

Guddoomiyeyaasha Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Senator-ada aqalka sare ayaa qeyb ka ah kulanka hada socda.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlaya Xaalada adag ee xiligan uu wajahay Dalkaasi Soomaliya taas  oo u dhaxaysa  Madaxda ugu sareysa Dowlada  Soomaaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this