Deeq A. Posted December 11, 2018 Nairobi ( Sh. M. Network )-Kulan ku dhexamaray M/ Nairobi ee xarunta dalka Kenya wafdi ka kala socda wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa looga hadlay isbedalka iyo horumarka kobaca dhaqaalaha Soomaaliya. IMF ayaa marka hore bogaadisay kobaca dhaqaalaha oo ay sheegatay in haatan uu ka hana qaaday dalka Soomaaliya. Sidoo kale hay’adda ayaa ku amaantay dowladda Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, sida ay uga go’an tahay kobcinta dhaqaalaha dalka. Hadalkan ayaa imaanaya, xilli shalay wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle uu sheegay in IMF ay la dhacsan tahay hanaanka haatan ay wax ku wadaan, islamarkaana ay isku fahmeen dhammaan sharuudaha Deyn Cafinta Sooomaaliya. The post IMF Oo bogaadisay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites