Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaanbax lagu taageerayay Farmaajo Oo ka dhacay Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

Ceerigaabo ( Sh. M. Network )-Boqolaal Shacab ah ayaa maanta Banaanbax lagu taageerayay Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Caabdullahi Maxamed Farmaajo, sidoo kalena ka dhan ahaa Mooshinkii laga gudbiyay ka dhigay gobolka Sanaag ee Waqooyiga Soomaaliya

Dibadbaxa oo ahaa mid ballaaran ayaa waxa uu ka dhacay degmooyin iyo deegaano hoos yimaada gobollkaasi.

Qaar ka mid ah dibadbaxayaasha oo la hadlay Warbaahinta ayaa muujiyay , sida ay uga xun yihiin Mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Framaajo.

Shalay ayey aheyd markii Dibadbax kan la mid ahaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ay dhigeen qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir.

The post Banaanbax lagu taageerayay Farmaajo Oo ka dhacay Sanaag appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this