Dalmar1 Posted December 11, 2018 Gabar duubeysay muuqaal barakacayaal lacag loo qeybinaayo oo la toogtay (Video – Daawo) Bannaan baxii shaley ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo aya waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay arrin aad looga naxay kaddib markii gabar duubeysay muuqaal haween barakacayaal ah oo loo qeybinaayay lacag si ay u mudaaharaadaan uu askari ka mid ah ciidanka Booliiska ee dhawaan laga soo wareejiyay NISA kuna amray in ay damiso telefoonkeeda ay ku duubeysay. Sida aad ku arki doontaan gabadhii ayaa u sheegtay askarigii in ay iyada leedahay telefonka isla markaana uu tixgeliyo xoriyaddeeda oo faraha ka qaado. Askarigii ayaa halkaa ku toogtay gabadhii waxayna ku ruux baxday isla goobtii uu ku dilay askarigaas. Waa ayaan darro in shacabka si bareer ah ay dowladda u banneysato dhiigooda, waxaana magaalada Muqdisho ka jira dilal qorsheysan oo ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo iyo RW Kheyre. Shacabka Muqdisho haddii aanay ka dhiidhiyin falalka foosha xun ee kalitalisnimo waxaa loo yaabaa in guryahooda lagala baxo marka danbe The video is inside the link below: Gabar duubeysay muuqaal barakacayaal lacag loo qeybinaayo oo la toogtay (Vidoe – Daawo) | Muqidhso Online - Caasimada Muqdisho WWW.MUQDISHO.ONLINE Bannaan baxii shaley ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo aya waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay arrin aad looga naxay kaddib markii gabar duubeysay muuqaal haween barakacayaal ah oo loo qeybinaayay lacag si ay u mudaaharaadaan uu askari ka mid ah ciidanka Booliiska ee dhawaan laga soo wareejiyay NI Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted December 14, 2018 On 12/11/2018 at 2:21 PM, Dalmar1 said: Gabar duubeysay muuqaal barakacayaal lacag loo qeybinaayo oo la toogtay (Video – Daawo) Bannaan baxii shaley ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo aya waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay arrin aad looga naxay kaddib markii gabar duubeysay muuqaal haween barakacayaal ah oo loo qeybinaayay lacag si ay u mudaaharaadaan uu askari ka mid ah ciidanka Booliiska ee dhawaan laga soo wareejiyay NISA kuna amray in ay damiso telefoonkeeda ay ku duubeysay. Sida aad ku arki doontaan gabadhii ayaa u sheegtay askarigii in ay iyada leedahay telefonka isla markaana uu tixgeliyo xoriyaddeeda oo faraha ka qaado. Askarigii ayaa halkaa ku toogtay gabadhii waxayna ku ruux baxday isla goobtii uu ku dilay askarigaas. Waa ayaan darro in shacabka si bareer ah ay dowladda u banneysato dhiigooda, waxaana magaalada Muqdisho ka jira dilal qorsheysan oo ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo iyo RW Kheyre. Shacabka Muqdisho haddii aanay ka dhiidhiyin falalka foosha xun ee kalitalisnimo waxaa loo yaabaa in guryahooda lagala baxo marka danbe The video is inside the link below: Gabar duubeysay muuqaal barakacayaal lacag loo qeybinaayo oo la toogtay (Vidoe – Daawo) | Muqidhso Online - Caasimada Muqdisho WWW.MUQDISHO.ONLINE Bannaan baxii shaley ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo aya waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay arrin aad looga naxay kaddib markii gabar duubeysay muuqaal haween barakacayaal ah oo loo qeybinaayay lacag si ay u mudaaharaadaan uu askari ka mid ah ciidanka Booliiska ee dhawaan laga soo wareejiyay NI Sxb listen the girl talking in the video Gabadha videoga duubaysa waxay leedahay kuwii cabdiraxmaan Ku qoloda ahaa waa la xareeyey naagihii masaakiinta ayaana banaanka ayaa looga tagay albaabka waa laga xirtay Waa halkii soo dhaweynta abdiraxmaan abdishakuur lagu qabanyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites