Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Seeko “Dowlado Shisheeye ayaa gadaal ka riixaya Mooshinka Madaxweynaha”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Cali Maxamuud Faarax ( Cali Seeko ) oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan Mooshinka ka dhanka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.

Siyaasigan ayaa sheegay in Xildhibaanada wada Mooshinka ay ka leeyihiin dano gaar ah, kadib markii ay waayeen, sida uu sheegay xilal wasiiro ah.

Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in Mooshinkan ay gadaal ka riixayaan dowlado shisheeye oo uusan shaacin magacyadooda.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Seeko-1-.mp3

The post Cali Seeko “Dowlado Shisheeye ayaa gadaal ka riixaya Mooshinka Madaxweynaha” appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this