Deeq A. Posted December 11, 2018 Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa sheegay in uu ka laabtay dawacdii dhinaca maamulka ee kala dhexeysay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Warqad uu soo saaray C/xakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa waxa uu ku sheegay in uu ka tanaasulay dacwadaasi. Halkan hoose ka Akhriso:- The post Akhriso:-Camey Oo ka laabtay dacwadii kala dhexeysay Gaas appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites