Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Camey Oo ka laabtay dacwadii kala dhexeysay Gaas

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa sheegay in uu ka laabtay dawacdii dhinaca maamulka ee kala dhexeysay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Warqad uu soo saaray C/xakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa waxa uu ku sheegay in uu ka tanaasulay dacwadaasi.

Halkan hoose ka Akhriso:-

48358567_1939022679467558_33599278931813

The post Akhriso:-Camey Oo ka laabtay dacwadii kala dhexeysay Gaas appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this