Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Farmaajo Oo buray

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa shaaciyay in uu buray sharci ahaan Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.

Qoraal uu soo saaray Xoghayaha, loona diray guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo labadiisa ku xigeen ayaa lagu sheegay in tirada soo gudbisay Mooshinka ay tahay 78 Xildhibaan, sidaas darteedna aan la hor keeni karin Golaha.

Halkan hoose ka Akhriso:-

47577213_2221752051189047_28489570856751

The post Akhriso:-Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Farmaajo Oo buray appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this