Sign in to follow this  
Deeq A.

Faysal Cali Waraabe “Yaan Laga Laaban Mooshinka Laga Keenay Farmaajo” (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa xildhibaannada ka keenay mooshinka madaxweyne Farmaajo ugu baaqay iney ku adkeystaan mooshinkooda oo aanay ka laaban.

Wuxuu sheegay in xildhibaannada looga baahan yahay iney ridaan madaxweynaha oo ay soo doorteen shaqsi wax ka bedali kara xaaladda dalka Labada sano ee soo socota.

Guddoomiye Maxamed Mursal ayuu sheegay inuu noqday nin sharciga ilaaliya iyaguna ay garab taagan yihiin xildhibaannada mooshinka keenay waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/CODKA-FAYSAL-CALI-WARAABE.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this