Sign in to follow this  
Deeq A.

Cawad “Ma aqoonsanin guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Mahad Cabdalla Cawad guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ayaa markale ku celiyay in aysan aqoonsaneen gudiga Maaliyada ee Golahaasi ee dhawaan la kala diray.

Guddoomiye Cawad ayaa ka dhawaajiyay in ay soo dhisayaan guddi Maaliyaadeed oo KMG ah, si ay u sii wadaan howlaga guddigaasi.

Sidoo kale Mahad Cabdalla Cawad gudodomiye ku xigeenka labaad ee BFS ayaa sheegay in uu rajaynayo in la xaliyo khilaafka soo kala dhex galay Golaha Shacabka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Cawad-1.mp3

The post Cawad “Ma aqoonsanin guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka” appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this