Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan ka tirsan BFS Oo sheegay in Xabsi Guri uu yahay guddoomiyaha G/Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sheegay in xabsi Guri uu yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Xildhibaanka ayaa shaaciyay in xubno ka tirsan Golaha Shacabka, gaar ahaan kuwa Mooshinka wada loo diiday in ay la kumaan guddoomiye Mursal.

Waxaana uu tilmaamay in haatan la xadiday dhaq dhaqaaqii Afhayeenka Golaha Shacabka ee BFS, sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/mahad-1.mp3

The post Xildhibaan ka tirsan BFS Oo sheegay in Xabsi Guri uu yahay guddoomiyaha G/Shacabka appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this