Sign in to follow this  
Deeq A.

Diblomaasiyiin Soomaaliyeed Oo tababar looga furay Doha

Recommended Posts

Deeq A.   

Doha ( Sh. M. Network )-Toban Diblomaasi Soomaali ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa ku tababaranaya Machadka Diblomaasiyadda Qatar, iyadoo tababarku uu u bilowday shalay oo Axad ah

Waxaa loogu talo galay Tababarkan ay ka qeyb galayaan Diblomaasiyiinta Soomaaliyeed in uu socdo muddo shan cisho ah.

Tababarka ayaa lagu qaadanayaa casharro ku saabsan habka wadaxaajoodka iyo nabad samaynta, caqabadaha qaanuunka caalamiga ee bani’aadannimada iyo mowduucyo kale oo ka qeyb qaadanaya horumarinta xirfadaha.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

FB_IMG_1544422023532.jpgFB_IMG_1544422031889.jpg FB_IMG_1544422016086.jpg FB_IMG_1544422027848.jpg

The post Diblomaasiyiin Soomaaliyeed Oo tababar looga furay Doha appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this