Sign in to follow this  
Deeq A.

Cadaado: Shacabka Sidey u Arkaan Mooshinka Laga Keenay Farmaajo (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtey mooshinka ay xildhibaannada golaha shacabka qaarkood ka keeneen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.

Qaar ka mid ah shacabkan oo la hadlay Goobjoog waxay sheegeen in mooshinkaasi yahay mid wax dhisaya, islamarkaana madaxweynaha loo baahnaa in kol hore laga keeno.

Sidoo kale, shacabkan ayaa tilmaamay in madaxweynaha uu ka gaabiyey wax ka qabashada arrimo badan oo dalka ka jira, waa sida ay hadalka u dhigeenne.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/Aragtida-shacabka-cadaado-ee-mawshinka-farmaajo.mp4-alcadaala.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this