Sign in to follow this  
Deeq A.

Cawad “Guddoomiyaha Meesha Uu Mooshinka Geynayo Isagaa Og” (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aanay waxbo kala socon mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo ee uu qabtay guddoomiyaha golahaasi Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Mahad Cawad ayaa sheegay in aanay jirin maxkamad Dastuuri ah islamarkaana mooshinkaasi aanu qabsoomi karin.

Guddoomiyaha ayuu sheegay iney talooyin badan siiyeen hase ahaatee uu ka diidey.

Waxa uu tilmaamay in arrintan ay horseed u noqon doonto kala fogaansho ku saabsan xildhibaannada golaha shacabka ah dhexdooda.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/Mahad-Cabdalla-Cawad-Goluhu-horay-waxa-ay-Goaan-uga-gaaren-in-aan-la-qaban.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this