Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashada KG oo ka hadlay xil haynta ku simaha Madaxwaynaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (Sh.M.Network) – Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo xubnaha Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed waxay go’aan kaga gaareen xil-haynta ku simaha Madaxwaynaha.

Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, afhayeenka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xilka haya tan iyo markii uu  is-casilay Shariif Xasan Aadan ayaa murashaxiin waxay su’aal geliyeen sharciyadiisa.

Guddiga ayaa cadeeyay in Gudoomiyaha Gollaha Wakiilada Koonfur Galbeed uu xilka sii hayn doono inta laga soo dooranayo Madaxwaynah cusub doorashada loo balansan yahay inay dhacdo 19-ka bishaan.

Lama ogga hadii Guddiga awood usiinayo go’aanka ay qaateen Dastuurka xili Murashaxiinta oo sheegay in xil haynta Maye oo ku ekeed 8-dii bishaan aanan la saadaalin karin mowqifka ay ka qaadan karaan go’aanka Guddiga.

The post Guddiga doorashada KG oo ka hadlay xil haynta ku simaha Madaxwaynaha appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this