Sign in to follow this  
Deeq A.

AKHRISO: Golaha iskaashiga oo taageeray Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa goordhow muujiyay fikirkooda la xariira mooshinkii ay ka soo gudbiyeen xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Madaxweyne Farmaajo.

Golaha iskaashiga ayaa shir ay ku yeesheen Taleefonka waxa ay kaga hadleen Mooshinkaasi laga soo gudbiyay madaxweyne Farmaajo.

Golaha ayaa taageeray mooshinkaasi iyaga oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku fashilmay hogaaminta dalka Soomaaliya.

Hoos ka Aqriso warqada ay soo saareen oo noqol kamid ah PP soo gaartay.

Golaha-iskaashiga.jpg?resize=739%2C960&s

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post AKHRISO: Golaha iskaashiga oo taageeray Mooshinka Madaxweyne Farmaajo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this