Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Caddeeyay In Loo Soo Gudbiyay Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo Madaxweyne Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya ay usoo gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweyne Farmaajo.

Mooshinka ayaa ah hindisaha xil ka qaadista madaxweynaha.

Halkan hoose ka akhirso:

47576886_2138885683028553_29262961666372

1.jpg 2.jpg 3.jpg 4.jpg 5.jpg 6.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this