Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta madxafka qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhagax dhigay maanta xarunta madxafka qaranka ee Muqdisho.

Xaruntaan ayaa loogu talagalay in ay dib markale loogu shaqeeyo shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha oo ay hareertiisa taaganyihiin wasiiro Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale ayaa dhagax dhigay xarunta madxafka qaranka.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha Soomaaliya oo halkaasi ka hadlay ayaa baaq u jeediyay umada Soomaaliyeed isaga oo ugu baaqay in ay dhismo iyo dayactir ku sameeyaan goobaha danta guud.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kal hore xariga ka jaray olole uu ugu magacdaray is xilqaan oo dayactir loogu sameeynayo xarumaha danta guud ee dagaaladii ku bur buray.

Hoos ka Daawo Daawo Sawirada

Farmaajo-5.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 Farmaajo-4.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 Farmaajo-3.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 Farmaajo-2.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 Farmaajo-1.jpg?resize=720%2C480&ssl=1

Hoos ka Dhageeyso Warbixin Wariyaha PP ee Muqdisho.

https://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/12/War-Cowke-PP-Madaxweyne-Farmaajo-.mp3

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

 

The post Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta madxafka qaranka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this