Sign in to follow this  
Deeq A.

haweenaydii ugu horeysay ee Soomaali ah oo loo doorto gollaha deegaanka seatle oo Geeriyootay

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaha u naxariistee Aamin Axmed, oo aheyd gabar Somali-Mareykanka oo dhowaan  loo doortey  inay ka mid noqoto gollaha deegaanka ee Seatle-Washington ayaa ku dhimatey Shil gaari

Marxuumad Aamina Axmed Ayaa Labo Bilood ka hor loo doortay xilkaan kadib doorasho ay gashay.

Allaha u naxariistee marxuumada ayaa geeriyootay iyada oo ka timid kulan islamarkaasina u deg degeeysay kulan kale sida ay xaqiijiyeen dad xog ogaal ah oo PUNTLAND POST la hadlay.

Waxey ahayd haweenaydii ugu horeysay ee Muslim Mareykan ah oo loo doorto gollaha deegaanka seatle.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post haweenaydii ugu horeysay ee Soomaali ah oo loo doorto gollaha deegaanka seatle oo Geeriyootay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this