Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka soo horjeeystay kala diristii guddiga maaliyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha golaha shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa looga soo horjeeystay kala diriatii dhowaan lagu sameeyay guddiga maaliyada Baarlamaanka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sharci daro ku tilmaamay kala diristaasi islamarkaasina aan lagala tashan.

Guddiga maaliyada ayuu amray in ay sii wataan shaqadooda.

HOOS KA AQRISO QORAALKA 

FB_IMG_1544271129858.jpg?resize=540%2C72FB_IMG_1544271132560.jpg?resize=540%2C72

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka soo horjeeystay kala diristii guddiga maaliyada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this