Sign in to follow this  
Deeq A.

Nabadoon Xasan Kacaan “Odayaasha Dhaqanku door weyn ayey ka qaadan karaan wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in door muuqda ay ka qaadan karaan wadahadalla Soomaaliya iyo Somaliland.

Nabadoon Xasan Hilowle Cismaan ( Xasan Kacaan ) oo ka ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed oo uu warramay Shabelle ayaa xusay in Odayaasha Dhaqanka ee K/ Soomaaliya ay si weyn uga qeyb qaadan karaan xalinta tabashada ay qabto Somaliland.

Xasan Kacaan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in dadaallada ay wado ay kala kaashato Waxgaradka Soomaaliyeed, si looga mira dhaliyo.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Cod-1-cabdiqani.mp3

The post Nabadoon Xasan Kacaan “Odayaasha Dhaqanku door weyn ayey ka qaadan karaan wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland” appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this