Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Axmed Madoobe Oo Sheegay In Dalka Uu Ku Jiro Xaalad Adag

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dalka maanta uu marayo xaalad adag oo u baahan in wax laga qabto.

Xaaladda uu maanta dalka ku jiro ayuu sheegay inaanay fahmi karin cid socoto ku timid (dibad joog) balse ay fahmi karto cid walbo oo joogtey dalkan mudadii burburka ka jiray.

Waxa uu sheegay Axmed Madoobe in cid walbo oo Soomaaliyeed uu waajib ka saaran yahay in dalkan ay wax ka qabato xaaladiisa.

Axmed Madoobe ayaa ku baaqay in loo midoobo dib u dhiska Soomaaliya iyo ka shaqeynta nabadda.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/Axmed-MadoobeFmta-2.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this