Deeq A. Posted December 8, 2018 Kismaayo ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi C/laahi Oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay madaxda sare ee maamulka Jubbaland. Kulamadan oo ahaa kuwa ay albaabada u xiran yihiin ayaa waxaa diirada lagu saaray, sidii xal loogu heli lahaa khilaafka dowladda dhexe iyo Jubbaland. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamuud Sayida Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay kulamadaasi. Waxaana uu sheegay in Jubbaland ay soo dhaweyneyso dadaallada uu wadoGolaha Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Jaamc-1-.mp3 The post J/land Oo soo dhaweysay dadaallada Golaha Aqalka Sare appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites